Si dhameystiran oo run ah uga jawaab su’aalaha.

Hubin aad u hufan ayaa lagu sameyn doonaa dadka laga soo xushtay codsadayaasha.

Qofka lagu helo inuu si barer ah oo khayaano ah uga jawaabay su’aalaha si uu u marin habaabiyo guddiga xulashada, fursadan kaliya looma diidayee waxaa usii dheeraaneysa in liiska madow (Black-list) laga gelin doono codsiyada uu u sameysan doono fursad kastoo ka jirta Safaaradda Mareykanka ee magaalada Muqdisho (shaqo-qoris; codsiyo kale) mustaqbalka.

Foomkan online ayad ku buuxin kartaa, waadna safe-gareysan kartaa si aad hadhow ugu soo noqotid oo aad u dhammeystiratid intii kuu harsaneyd. Anagana saas ayannn jeclaan laheyn inaad ku buuxiso. Haddi internet-kaaga uusan taas kuu saamaxeynin, waa degsan kartaa waxaadna ku soo diri kartaa email kan: somalia[at]minorityrights.org.

Waxaad u baahnaan doontaa inaad ku soo lifaaqdo dhowr dikumeenti oo marqaati kacaya codsigaaga; marka fadlan waqti fiican qaado oo aad ku soo ururisato waraaqahaas oo dhan oo aadna ku soo lifaaqdo. Haddii aad dhib kugu noqoto foomka buuxintiisa ama aadan heysanin caddeymaha lagaa codsaday, fadlan Email noogu soo dir inta: somalia[at]minorityrights.org.

Foomamka la buuxiyey iyo lifaaqyadooda waa lagu soo diraa ugu dambeyn xx.xx.2021.

    Qeybta A – Macluumaad adiga kugu saabsan




    Labdheddigwaa ka aamusay






    Qeybta B – Xirii la lahaansho KGS


    HaaMaya


    In ka badan 5 sanoIn ka yar 5 sano


    Section C – Ma ka midtahayqoomiyadaha la takooro


    HaaMaya


    Qeybta D - shahaaddo ama khibrad


    HaaMaya


    Jaamacadda:

    Trkh waxbarashada:

    Shahaaddada qaadatay:

    Dhibcaha lagu siiyey:

    Maaddada/qeybta aad baratay:


    YesNo

    Jaamacadda:

    Trkh waxbarashada:

    Level and grade awarded:

    Maaddada:

    Haddii aadan heysanin waxbarasho jaamacadeed oo 2 sano ka yar, weli waa ka qeyb gei kartaa barnaamij kan, hase yeeshee waa inaa caddeysaa inaad leedahay waayo aragnimo/xirfad shaqo oo 4 sano ama ka badan.


    Qeybta E – ku-firfircoonaanta bulshada


    Qeybta F – Adeegga bulshada


    Fadlan sheeg magacyada 2 qof oo si fiican ku yaqaan, darajadooda iyo cinwaanadooda. Mid ka mis ah waa ugu yaraan inuu yahay qof la xishmeeyo kana tirsan dadka laga tirade badan yahay lana heeb-sooco, kaasoo xaqiijin kara inaad ka mid tahay bulshadooda ama in:

    • Loo aqoonsan yahay hoggaamiye bulshadiisa ka tirsan AMA
    • Jago rasmi ah inuu haayo sida Xildhibaan Federaalka ama KGS oo matala bulshadaas AMA
    • Inuu leeyahay raad muuqda oo xoogleh xagga taageeridda bulshadaa (sida agaasime fulintaa NGO dadka laga tira badan yahay, ama wariye la yaqaan oo bulshadaasi ka tirsan).

    Marqaatiga labaad waa inuu awoodi karo inuu caddeyn karo firfircoonidaada aad ku matasho bulshadaas iyo inaad fulineyso ballantaada dhanka adeegga bulshada.

    Marqaatiga 1

    Magaca:

    Bulshaduu ka tirsan yahay:

    Darajada bulshada ku leeyahay/ ku leedahay:

    Lam. Telfoonka:

    Marqaatiga 2

    Magaca:

    Aqoontiisa adeeggaga bulshada ama firfircoonidaada arrimaha beesha:

    Darajada:

    Lam. Telefoonka:

    Labada marqaati waa inay oggolaadeen in xubnaha kooxdeena ay la xiriiri karaan arrimo la xiriiro xaqiijionta awgee. Haddii aan awoodi weyno inaan la xiriirno marqaatiyaashaas, codsigaada waa la joojinayaa.

    Lifaaqyada lagaa rabo

    Caddeyn taariikhda dhalashada (sida warqadda dhalashada amaaqoonsiga, baasaboor, inaad dugsi hoose ka dhigatay):

    Caddeyn inaad deggen tahay KGS (magaalada: ------------------------; Gobolka: ------------------------) AMA xiriirkaad la leedahay KGS (sida: warqadda dhalashada, dugigaad dhigatay, ama meeshaad ka shaqeysay):

    Caddeyn shahaaddo jaamacadeed AMA caddeyn 2 sano inaad jaamacad dhigatay AMA caddeyn waao-aragnimo xirfadeed u dhiganta shahaaddo jaamacadeed qeybta munaasib ku ah ama ku habooncodsiga:

    CV-gaada oo dhameystiran:

    Sidoo kale ku soo lifaaq dikumeenti kasto oo la xiriiro adeeggaaga bulshada, firfircoonidaada xagga bulshada ama dikumenti kale oo saacidaaya qiimeynta codsigaada:


    Ma awoodo inaan keeno caddeymaha soo socda:

    Sababahaan dartood:


    If you have not selected the box above, your choices won't be considered.
    Weekly updates about our activities
    Monthly updates about our activities
    Jobs and opportunities
    Press releases
    Events and campaigns

    Share this content