Please note that on our website we use cookies to enhance your experience, and for analytics purposes. To learn more about our cookies, please read our privacy policy. By clicking ‘Allow cookies’, you agree to our use of cookies. By clicking ‘Decline’, you don’t agree to our Privacy Policy.

No translations available

No Redress: Somalia’s Forgotten Minorities

23 November 2010

This report documents the neglected situation of Somalia’s minorities. It aims to raise awareness of the continuing severe violations of their human rights, so that they can move from exclusion and poverty towards a future of dignity, equal opportunities and non-discrimination alongside their fellow citizens.The report examines the current situation in three regions of Somalia – Somaliland, Puntland and south-central Somalia – where differing political climates have left minorities in a state of desperation. Severe human rights violations against internally displaced minorities, particularly women, were reported to MRG’s researchers in Puntland. Accounts of hate speech, displacement and religious persecution, particularly of Christians, emerged in the violent south-central region of the country, where militant organization al-Shabaab controls much of the territory. Meanwhile, in the relatively peaceful self-declared Republic of Somaliland in north-western Somalia, minorities still face significant barriers in the political, educational and social spheres.MRG emphasizes, among other recommendations, that the future new Constitution of Somalia must recognize the country’s minorities and guarantee their right to non-discrimination; that the participation of minorities in public life should be promoted; and that special measures should be implemented to protect and promote the rights of women from minority communities.The report’s author, Martin Hill, is a specialist on Somali human rights. He has extensive experience of the Horn of Africa, having spent more than 30 years as a researcher for Amnesty International.

*

Waxay warbixintani muujinaysaa xaaladda dayacidda ee ay ku sugan yihiin beelaha laga tirada badan yahay ee Soomaaliya. Waxay ujeeddadeedu tahay in dadka laga wacyigeliyo xadgudubyada daran ee ku sii wajahan xuquuqdooda insaanka, si looga kexeyn karo ka durugsanaanta bulshada iyo saboolnimada oo loogu yeeli karo aayo ay ku helaan sharaf, fursado ay dadka kale ula siman yihiin iyo kalasooc la’aanta loogu deeqo muwaadiniinta kale ee waddankooda.Waxay warbixintu fiirinaysaa xaaladda iminka ka jirta saddex gobol oo Soomaaliya ka mid ah – Soomaaliland, Buntland iyo konfurta dhexe ee Soomaaliya – halkaasoo jawiga siyaasiyeed ee khilaaf ka taagan yahay ay ku timid in beelaha laga tirada badan yahay ay ku sugnaadaan xaalad rajo dhig leh. Cilmibaareyaasha MRG ee Buntland waxaa loo soo sheegay xadgudubyo daran oo loo geystay xuquuqda insaan ee beelaha laga tirada badan yahay ee ku barakacay dalka gudihiisa, gaar ahaan haweenka. Waxaa soo shaacbaxay oo laga soo warbixiyey hadallo neceyb ah, barakac iyo kadeedis diinta ku sal leh, ee gaar ahaan dadka Kiristanka ah, kuwaasoo ka socda gobolka konfurta dhexe ee dalka halkaasoo rabshad badan ay ka jirto, iyadoo xarakada mujaahidiinta al-Shabaab ay xukumaan dhulka badidiis. Isla waqtigaas, Jamhuuriyadda Soomaaliland ee iskeed isu taagtay ee nabad guud ka jirto ee waqooyi galbeed kaga taalla Soomaaliya, waxaa beelaha laga tirada badan yahay weli ku haysta carqalado waaweyn oo u diiddan in ay si fiican u dhexgalaan goobaha siyaasiyeed, tacliimeed iyo bulsheed.Ururka MRG waxuu carrabka saarayaa, ee ka mid ah talooyinkiisa, in Dastuurka cusub ee mustaqbalka loo soo saaro Soomaaliya lagu aqoonsado beelaha laga tirada badan yahay ee dalka jooga iyo in lagu ilaaliyo xaqa ay u leeyihiin kalasooc la’aanta; in la abaabulo ka qaybgalka nolosha dadweynaha ee beelaha laga tirada badan yahay; iyo in lagu dhaqaaqo tallaabooyin gaar ah oo lagu dhawrayo laguna abaabulayo xuquuqda haweenka ka soo jeeda beelaha laga tirada badan yahay.Qoraaga warbixinta, Martin Hill, waxuu ku takhasusay dhaqanka Soomaaliyeed. Waxuu waayo aragnimo badan ka leeyahay Geeska Afrika, isagoo muddo ka badan 30 sanadood cilmibaare u soo ahaa hay’adda Amnesty International.

Download (PDF, English)
Download (PDF, Swahili)

Author(s)

Martin Hill