Fadlan la soco in shabakadayada aan isticmaalno cookies si aan u wanaajino khibradaada, iyo ujeedooyinka falanqaynta. Si aad wax badan uga barato cookies-kayaga, fadlan akhri siyaasadayada khaaska ah. Markaad gujiso ‘Oggolow cookies’, waxaad ogolaatay isticmaalkayada cookies-ka. Markaad gujiso ‘Dii cookies’, kuma raacsani siyaasadayada khaaska ah.

Barnaamishky Saahibithy ly takoorow I haang lyky tiry bathingzhy: muugishithy, kibridy, kalsoonithy walgobidky (VETA)

Muddithy: 30 Sebtembar 2021 – 30 Maarso 2023

Dalky: Soomaali

Bulshooyinky: Bantu, Kooxaha Shaqada, Banaadiri, Eyle iyo Rahanweyn

May Barnaamishkung ky saabsingya?

Barnaamishkung may ujeeshay eya in hubno da;dy yar e ly takoorow I beelo lyjy tiry bathingzhy e Soomaali lyky qalabeeyi hirfithy I waayi aragnimy lingky baahizhy si yo ingky weydiisithang shaqooying dowlidy NGO-yithy I ganaasigy gaarky ling leyi yo o ling marrow hormarinty hirfadeed eek y haboon, dhisowky awootho I kibrido shaqidy, may shqaalaysiyaane, tabibaridoongne o unu li taliyidoongne 10 ly takoorow I haano lyky tiry bathingzhy yo o lingmarow meeleyow 12 bilood hafiisky dowlidy.
Geedi so’odkung may hormariyi doone is fahamky I taagyeerowky mzdiidy muhiimky e dowlidy Soomaali I daneeyayaashy kaly e ke eeding qiimo ye lety ing si wiing lingky mid nagythy hubno ly takoorow I kooho lyky tiry bathingzhy e adeegy bulshithy I siyaasidy. Ingky danbeyntii may hormariyaane o uny shhenane saldhig cadeymo o awood leh I qodoby barashy o muhiim eh si uny galang ingky jeesiny barnaamish adig mudy dheer eh e Soomaali ly takoorow I barnaamishky saahiibithy o leh eymis dalky o dhon.

May eyi sababty ing biyaani barnaamishkun?

Dhamaan bulshooyinky lyky tiry bathingzhy e ly beegsidow o hoos kooyow mashruu’ighung ya eh haano eed ling takoorow o yo ly kulumaayang takoorow joogty eh mayna ly kulumaayany faqiirtinimo iyo gooni ing biyow. Hubno beelogung ya saas oo kaly ly kulumaayang takoor usub o ky jary kamamaky Soomaali o yok u noolying dadky guda haky bugtaaly. May ha sheegayany inty badang ing liky saari go’aan qaadishithy, taas o muujiyaasy muhiimidy ye lety inty ly taagyeery dhalinyarithy beelogaas si yo kibrid shaqy ingky helang hafiiso dowlidy. Tan may ing ogolaadase inty yo abuurang shaqy mustaqbalky dheer eh o yo ky nagythykorang buundidy ing dhaheeyty bulshooyinky liky liky saari I hafiiso go’aanithy saameenty ky leh.

May sameeyany?

  • Qorowky 10 saahiiby eh I hubiyowky inty yo dhamaystirang meeleyowky shaqithy 12 bilood e hafiisky dowlidy.
  • Taageerid ingky yaraan shan saahiiby eh si yo ing dhamaytirithang tabibar dheerad eh o hirfad gaar eh ama kibrad ing helang.
  • Abaabulowky fadhiyi taageerithy onleenky eh e sahib kasty I so’odsiyowky shirar koheedky khadky toosky eh o yo wethithang ky hathilow ed sary.
  • Ky dhiirigeliyowlky wady shaqeeyowky I taagyeerithy ky dhahayty ashaabty yo o ling marrow shaqy wathy jir eh.
  • Xaqiijiyowky saahiibithy inty qoran blogs ama maqaalo, ha saarang vlogs amy yo abuurang bandhigyi ky saabsing waayi aragnimythiyo o deerasy hubno beelo liky tiry bathingzhy I haang ly takoorow.
  • Ha saarowky kiis gana’sy I warbihing qeehasy casharady li barithy.

Haaneew shurakithaany?

Shabakythy ing doodowky bulsooyinky ly takoorow ( MCAN) may waaye urur bulshy o dowlid ing haayni oo fidhishey eyi Soomaali si usy ing aawii dadky lyky tiry bathingzhy e nugul iyo kooho ly takoorow.

Bini’aadinimithy I ky mid nagyshythy ing doodiyaalky warty (HISA) may waaye hay’ad samifal o dowly ing haayny I mid faa;idy doon ing haayny o la aasaasy 2010-kii o ky shaqeeyow hagaajinty xaaladdy hanraabty Soomaali. may aasaasay o yo ingky horeeyany o horjoogy ing eh Hubno haky jeedy jeedy beelo liky tiry bathingzhy.

— 

Photo: Minority fellow at work in Somalia. Credit: MRG.